Wasiirka amniga PL oo ka hadlay xaalada amaanka May 7,2008

Back


Wasiirka amniga DGPL Cabdulahi Siciid Samatar oo wareysi gaar ah siiyey maanta May 7,2008 ayaa
ka sheegey in xaalada amaan ee Puntland meel fiican mareyso inta badan la saxay waqtigaan.

Wasiirka ayaa u mahad celiyey Issimada gobolka Barri isaga oo sheegey in ay gacan wayn ka gaysteen
sidii wax looga qaban lahaa amaanka magaalada Bosaso.

Cabdulahi Sciid ayaa sheegey in Wasaaradiisa qorsheneyso in dhowaan wax ka qabato arrimaha Tahriibta
taas oo uu sheegey in Puntland ku tahay ceeb.Garowe Online

Channel: News & Politics
Uploaded: May 7, 2008 at 6:25 pm
Author: GaroweOnline

Length: 00:09:43
Rating: 0.00
Views: 676

Tags: Puntland Somalia Galdogob Mudug Galkacayo

Video Comments:
No Comments