Abuu Mnasur oo hadlay dilkii Cayrow May 1,2008

Back


Hoggaamiyihii Ururka hubeysan ee Al-shabaab Aadan Xaashi Faarax [Cayroow] iyo Sheekh Muxyadiin Maxamuud Cumar ayaa ku dhintay duqeyn diyaradaha Mareykanku u geysteen guri ku yaalla degmada Dhuso-mareeb ee gobolka Galguduud gallinkii dambe ee xalay.

Dadka ku dhintay duqeynta loo gaystey gurigaas ayaa waxay garayaan 8-qof, waxaana sidoo kale ku dhawacmay 6-qof oo kale, kuwasoo la dhigay Isbitaal ku yaalla Dhuso mareeb.Dhageyso Wariye Odawaa oo soo koobata

Channel: News & Politics
Uploaded: May 1, 2008 at 6:56 pm
Author: GaroweOnline

Length: 00:08:36
Rating: 5.00
Views: 2489

Tags: Somalia Ethiopia Puntland Kismayo Kenya dowlada

Video Comments:
No Comments