Cadde oo ka hadlay xarunta Garowe Jun 2,2008

Back


Madaxweynaha DGPL Cadde Muse oo soo gaarey maanta [Jun 2,2008] magaalo madaxda Puntland ayaa khudbad gaaban ka akhriyey xarunta Madaxtooyada.

Cadde Muse ayaa ka hadlay amaanka, mushahar la'aanta hareeysay mamulkiisa, arrimaha Laascaano iyo arrimo badan isaga oo mas'uuliyada mushkiladaan qaarkeed dusha ka saarey golaha wasiiradiisa oo uusan magacaabin.

Khudbada Madaxweynaha uu ka jeediyay halkaas ayaa RG waxaa u suurta gashay in uu helo inkastoo jirdil loogu gaystey qaar ka tirsan wariye-yaashiisa.RG (more)

Channel: News & Politics
Uploaded: June 3, 2008 at 6:30 am
Author: GaroweOnline

Length: 00:09:55
Rating: 0.00
Views: 702

Tags: Puntland Somalia Galdogob Mudug Galkacayo Somaliland

Video Comments:
ahme0130 (July 25, 2008 at 4:18 am)
muxuu ku hadlayaa, ahahaha ninkani wuxuu ubaahan yahay inuu AFSOMALIGA barto
NajeebGalbeed (June 4, 2008 at 2:05 pm)
big dooqoon wax kasta wa "wan arki dona"...sambaac.
eggsare (June 3, 2008 at 10:34 am)
walalayaal waxaan inaad mar ura noqotey