Cadde Muse oo ka hadlay shidaalka June 15,2008

Back


Madaxweyne Cadde Muse oo wareysi siiyey Idaacada BBC-da isaga oo ku sugan Jabuti ayaa sheegey in dhibaato dhinaca amniga ah ka taagan tahay Puntland.

Cadde Muse ayaa sida uu horey u sheegey xusey in markii hore uu xoogga saarey dhaqaale raadis balse hadda u soo jeestey wax ka qabshada amniga.Xigasho.BBC

Channel: News & Politics
Uploaded: June 15, 2008 at 4:36 pm
Author: GaroweOnline

Length: 00:10:13
Rating: 0.00
Views: 680

Tags: Puntland Somalia Galdogob Mudug Galkacayo Somaliland

Video Comments:
No Comments