Genocide in Somalia by Ethiopian & Warlord Goverment
BackGenocide in Somalia by Ethiopian & Warlod Goverment | Xasuuqii Shacbiga oo ay geysteen ciidamada Ethiopia iyo dagaal oogayaasha Soomaaliya.
Channel: News & Politics
Uploaded: June 18, 2008 at 2:36 am
Author: hiirad
Length: 00:25:53
Rating: 4.50
Views: 23000
Tags: Xasuuqii Soomaaliya ee Ethiopia iyo Dagaal oogeyaasha Soomaalida
Video Comments:
Garaadkayga (November 17, 2008 at 8:35 am)
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun. Maryooleey miyaydaa xasuusan markii SSDF Baxday ee majeerteen madaxa laga guray mase iloowdeen SNM ee iidoor dabaabaadka dam looga dhigay, mase shalay markay USC baxday hawiye daarood tirtira lahaa, iloowsho dhawaa shalayba u mushee. SSDF,SNM,USC,SPM Waxay kuli ka mid ahaayeen aaladaha Eithopia ay ku soo gaadhay xamar, xusuuso kligood waxaa soo hubayn jirtay Eithopia si ay u gaarto inay gurigaaga kuu timaado haadkuna ka dhergo dhimashadaada,DOQONEEYDABKAABA
fooxiso (October 17, 2008 at 3:44 pm)
inaalillahu wa inaalillaahi raajicun,ilahay baa umaqan!!!!!!!!!!!!!!!!
kambaala (October 5, 2008 at 11:08 pm)
waxaan aad arkeysaan waa xasuuq lagu haayo dad mulimiin ah maaha dad gaala ah marka hadad muslim tahay diir kaama saarna in ay yihiin walaalaha aniguna shaki yar kama qabo tangiga maanta mugdisha joogaa hu barri in uu tagi doono boosaaso saadan banauu tagi doono hargeysa marka umada somalia waxa loola diriraa waa diin maha qabiil maaha wadan marka qabiiliistoow qadka kabax kana saar laabtaada qashinka ku jiro bari cadaab kaama celiso darood aan ahay iyo isaaq baan ahay iyo hebel hebel baan ahay
kambaala (October 5, 2008 at 11:15 pm)
lana soco adiga hadaad tahay qabiil mid kalaa jira dhamaan somalia cadowga iska celshabaan dhi lahaa gaalka siib kutubkana saar barri kuma moogaa haayo adiga hadad dagto waqooyi iyo bariba maanta koofur ayeey maree xorenta adiga ayaa lagaa rabaa in aad la garab gashi walahaaga koofur
Amooore6 (October 5, 2008 at 11:10 am)
habargidir ka xaab xabiya cali mahdi sulux weye maana feysto weeye daarood buu markab raashina u diray kkkkkkkkkk wa idin haysataa ee iska guura waa iga talo kkkkkkkkkkkkkkkk
duR35 (October 4, 2008 at 7:29 pm)
walaahi waa cajiib, dadkaan waxay lahaayeen filooyin iyo tubooyin biyo ka socdaan waxay lahaayeen dollar! very funny . hawiye walee aniga adiga ma ahi. war ma shalay ayaa dhalateen aaway wadnkii iyo qarankii dhisnaa meeshii aad mariseen. waxaa la yaabahanay cida aad is leedihiin waa idinka dhegaysanaysaa bullshit-kan..... imisaa dhacdeen oo disheen oo kufsateen, ilaahay baa idin mariyay meeshaan islaam mariseen, ma maantaa muslinteen.
XAQIIQ (September 10, 2008 at 4:51 am)
Ethopia is a friend of Somalia and Somalis, they didn't harm but help Somalis and Somalia.
those who are calling our friend Ethopia the "enemy" are the same people who are doing the Genocide in Somalia.
Stop telling LIES!!!
The Islamist courts which led by Alqaida officers in Somalia aren't the salution.
those who are calling our friend Ethopia the "enemy" are the same people who are doing the Genocide in Somalia.
Stop telling LIES!!!
The Islamist courts which led by Alqaida officers in Somalia aren't the salution.
xajiga (October 4, 2008 at 7:26 pm)
itoobiya xadee yihiin asxaab u kuuri hooyataa
nacas qawiiliiste ah ayaa tahay
nacas qawiiliiste ah ayaa tahay
somalijecel10 (September 9, 2008 at 5:41 pm)
It is possible that Ethiopia is friend of warlord Yusuf and his clan, but definitely not Somali people. Ethiopia has been arch enemy of Somalia for centuries. Ethiopian troops killed thousands of Somalis and displaced millions. These war crimes will not stay unpunished.Ethiopian commanders and Somali warlords led by warlord Aulahi Yusuf will be brough before criminal court soon.
zulaymaan (September 7, 2008 at 8:31 am)
assc wr wb muslimoow ramadaan kariim qofkii dhibaatada muslimka jecel muslim maaha ee gaalo taageera ama gaalo sidaa daraadeed qofawna qabiil aakhiro wax kuutarimaayee cadaabta kajooga oo raac qofkii kitaabka iyo sunada kugu xukumaya hadii kale waxaadtay qof xun oo ama qabyaaladayste ah ama jaahil ama gaal ama aduunyo raac waxaasina waa waxa cadaabta lagu galo
-
Menu
World Defense industry Files -
Tags:
wdif military tsk silah sanayi jet figters Tank JSF Lockheed weapons Attack Helicopters Predator navy Airforce Armed forces Army Missile su37 f16 Airshow dogfight f18 Cobra aselsan uav red flag fighter aviation patriot missile s 300 navy ships nato longbow havoc rooivalk KA-50 iraq war mangusta a129 merkava abrams t-90 submarine u209 exocet zubr kornet drone sparrow uav dasault rafale trmilitary Manuevers Northrop Grumman Raytheon BAE Systems L-3 Communications General Dynamics V-22 Osprey Textron EADS Defense Thales defence Saab Defense Otokar Russian Submarine